Shirkada Buruuj oo si sharci ah ku yeelatay dhul lagu qabsaday oo ku yaala Jaziira (Sawirro)

Kulan lagu soo gabagabeenayay muran ka taagnaa dhul cabirkiisu yahay 2000*400M oo kuyaala deegaanka jaziira gaar ahaan xaafada geeda fuul oo u dhaw Saldhiga Turkiga ayaa waxa uu ka dhacay magaalada muqdisho ee caasimada dalka Somalia. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay, Dadkii shirkadda dhulka ku qabsaday, garwadeeno odayaal dhaqameedyo ah, Sharci yaqaano iyo xubno … Continue reading Shirkada Buruuj oo si sharci ah ku yeelatay dhul lagu qabsaday oo ku yaala Jaziira (Sawirro)